Hub la sheegay in Al-Shabaab laga furtay oo Kismaayo lagu soo bandhigay (Sawirro)

Howlgal ay ciidanka Jubbaland ka sameeyeen degaanka Yaaq Bishaaro ee duleedka galbeed ee magaalada Kismaayo ayaa saraakiisha hogaamineysa waxay sheegeen inay ku dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab. Abaanduullaha guutada 1-aad ee ciidanka daraawiishta Jubbaland Aadan Cabdulqaadir oo hoggaaminayey ciidanka howlgalka sameeyey ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgalka iyo guusha ay gaareen ciidanka Jubbaland, isagoo sheegay in … Continue reading Hub la sheegay in Al-Shabaab laga furtay oo Kismaayo lagu soo bandhigay (Sawirro)